Maxkamada sare ee Yurub oo riday xukun ka farxiyey Qaxootiga qaarada ku nool

Maxkamada sare ee Midowga Yurub ayaa soo saartay go’aan quseeya qaxootiga ku sugan wadamada Yurub ee heysta Sharciga deganaanshaha. Xukunka Maxkamada ayaa dhigaya in qofka heysta sharciga deganaanshaha uu xaquuq ahaan la mid yahay qofka muwaadinka ee heesta Baasaboorka. Go’aankan ayaa yimid kadib markii Qoys ka soo jeeda dalka Afganistan oo degan dalka Austria laga … Continue reading Maxkamada sare ee Yurub oo riday xukun ka farxiyey Qaxootiga qaarada ku nool